Al Shabaab oo sheegatay masuuliyada dil loo geestay Ciise Ducaale

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay koox biskoolado ku hubeesan ay dileen sargaal la sheegay in uu katirsanaa ciidamada maamulka Puntland. Sargaalka lagu dilay magaalada Boosaaso ayaa magaciisa lagu sheegay Ciise Ducaale oo loo yaqaanayay Cige, waxaana sargaalkan la sheegay in taliye u ahaa hurin katirsan ciidamada Puntland. … Continue reading Al Shabaab oo sheegatay masuuliyada dil loo geestay Ciise Ducaale